Siduu ku baxay Magaca Beyle Beenaale ? Maxaasa ka Run ah Waxa uu Sheegayo?

PenDrIbrahim – Iyadoo ay weligiis caadada u ahayd keligiis wax walba qabte ayaa haddana waxaa uu mar kale la soo shirtagay Cabdiraxman Beyle sifadii ay beenta ugu baxday oo ahayd inuu mar waliba ka been sheego wixii uu ugu yimid Wasaaradda Maaliyadda 2017. Sheeko dhex martay isaga iyo wariye u muuqday mid hadalka uun ka…

Faallo ku saabsan xeerka uu soo saaray wasiir Beyle ee muranka badan dhaliyey

Faallo ku saabsan xeerka uu soo saaray wasiir Beyle ee muranka badan dhaliyey September 26, 2020 Faallo ku saabsan xeerka uu soo saaray wasiir Beyle ee muranka badan dhaliyey ARAAR Waxaan ku lafa-guraynaa maqaalkan kooban aragtida sharci ee ku aadan xeer-nidaamiyaha ujuurada Maxkamadaha ee uu soo saaray sii-haya xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda. Waxaan sidoo kale…

Maqaal: Waa maxay dowlad-wanaag?

PenDrIbrahim Moment- Photojournalism Maqaal: Waa maxay dowlad-wanaag? Jun  21, 2020 – Think Tank Initiative – Macnaha Ereyga dowlad (Government) ma aha mid dunida ku cusub, waana mid soo jiray tan iyo intii dunida la uumay, hase ahaatee waxuu ahaa mid mar walba la jaanqaada isbeddellada bulshooyinka, waxuuna qaadanayay hadba magaca iyo aragtiga ku xooga badan…

AqoonYahanow Ma Waxaad Qeyb ka Tahay Mushkiladda

AqoonYahanow Ma Waxaad Qeyb ka Tahay Mushkiladda May 24 2020 – Haa- Boqolkiiba in badan oo magacaa wadaagta ayaa runtii qeyb libaax ka qaata mushkiladdan degi weyday ee aan weheshanno. Marka hore aqoonyahan waa kuma?. Aqoonyahan waa qof wax bartay oo aqoon gaarana u yeeshay cilmi gaara oo waxtar u yeesha mujtamaca. Waxa uu noqon…

Somalia: Fear of Public Unrest for Unconstitutional, Impractical Electoral Law

Somalia President signs Federal Electoral bill into law Somalia: Fear of Public Unrest for Unconstitutional, Impractical Electoral Law PenDr.Ibrahim Economist114 The sudden policy change of the International Community in abandoning the support of democratic system of governance, for building the Federal Republic of Somalia (FRS) and opting for the support of an authoritarian system of…

Maxaa loo diidan yahay in Muqdisho ay Xasiloonaato

April 23, 2019 – Horeyso waxaan ku bilaabayaa sababta ay Muqdisho u xasili la dahay waa arrimo badan oo ugu horeysa dawlada hadda jirta iyo qaar ka mid ah mucaaraadka. Waxaan ku bilaabayaa kaalinta mucaaradka taas oo ah in mararka qaar aan aragnaa qaraxyo aan dhimasha badan lahayn iyo Hoobiyayaal lagu soo dhex tuuro gooba ay…

MAAMULKA MAALIYADDA SOMALIYA

January 29, 2019 – Somaliya waxay ka mid tahay wadamada ugu wasiirada badan adduunka…wasaarad kasta waxaa u shaqataga seddax wasiir oo badankooda aan aqoon buuxda u lahayn howshaay u xilsaaran yihiin ama laga rabo inay fuliyaan. Ma jiraan waxa lagu magacaabo JOB DESCRIPTION howl tilmaame qeexaya oo lagula xisaabtami karo wasiirki fuli waaya howsha loo xilsaaray.Tirada…

UAE denounces seizure of cash and plane in Somalia

UAE denounces seizure of cash and plane in Somalia DUBAI (April 10, 2018) – The United Arab Emirates denounced on Tuesday the seizure by Somali security staff of several million dollars from one of its civilian aircraft at Mogadishu airport this week. The UAE said it was sending the money to the Somali army to…

Analysis of 2018 Fiscal Budget of the Federal Government of Somalia

Analysis of 2018 Fiscal Budget of the Federal Government of Somalia The BanadirObservatory  Thursday April 5, 2018 Article 99 (d) of the Provisional Constitution of the Federal Government of Somalia (FGS) tasks the Executive Branch to prepare the annual fiscal budget and final accounts. The Legislative Branch reviews and amends the proposed budget before passing…

Wasiirka maaliyadda oo lagu eedeeyey inuu wado olole sharci darro ah

Wasiirka maaliyadda oo lagu eedeeyey inuu wado olole sharci darro ah Muqdisho (February 19, 2018 ) — Xubno sarre oo ka tirsan beesha Samaroon (Gadabuursi) ayaa ku eedeeyey Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirahman Ducaale Bayle inuu bixiyey lacag laaluush ah si uu saameyn ugu yeesho doorashada kursiga xildhibaannimo ee ka bannaan beeshaas. Cabdirahman Ducaale…

Banadir discontent-critical public discourse on Clan Identity is the only way out: Arguing for an Alternative Narrative

Banadir discontent-critical public discourse on Clan Identity is the only way out: Arguing for an Alternative Narrative February 11, 2018 The Banadir OBSERVATORY  This piece attempts to contribute to the current debate concerning the future status of Mogadishu in-unashamedly along clan-line federated Somalia. In doing so, the author will first, revisit the internalised historical, social,…

Farmaajo: Fahad Iyo Kheyre Keebuu Isku Furan Doonaa ? (FAALLO

Farmaajo: Fahad Iyo Kheyre Keebuu Isku Furan Doonaa ? (FAALLO)  Kadib xil ka qaadistii Taabit Cabdi gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir waxaa isi soo taraya tuhun siyaasadeed oo xoog leh oo u dhexeeya sedexda nin ee saamiga siyaasada isugu soo haray. Taabit Vs Sanbalooshe Taabit Cabdi wuxuu ka mid ah saamilaydii soo maal gashatay ololihii…

Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho)

Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho) February 1, 2018 – The BanadirObservatory – Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta lagga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho), horta immisa magaallo ayuu wasiir u yahay ?. Dadka caasimadda ku nool in cashuur laggu kordhiyo ma…

Maqaal: Shacab Dowlad u Ooman

Maqaal: Shacab Dowlad u Ooman THE BANADIR OBSERVATORY  Waxaan nahay shacab dowlad aad iyo aad ugu ooman, waxaana mudan in la isweydiiyo maxaa oonka bi’iya? Nasiib darro, oon ay baahi wehliso ma ba’o..waxay baahi noo heysaa dowlad shaqeysa oo dareemi karta in dadkeedu u ooman yihiin horumar, caddaalad iyo garasho buuxda oo loo adeegsado fulinta…

Imisa Duq Magaalo ayaa soo maray Caasimadda Muqdisho (Akhriso Liiska Magacyada)

Imisa Duq Magaalo ayaa soo maray Caasimadda Muqdisho (Akhriso Liiska Magacyada) The BanadirObservatory  Muqdisho (January 27, 2018) – Magaalada Muqdisho ayaa inta la xusuusan yahay waxaa soo maray Duq magaalo iyo guddoomiye gobol banadir oo gaaraya 37, iyadoo 10 kamida ay yihiin Talyaani oo Caasimadda Soomaaliya soo xukumay intii u dhaxeysay 1936 ilaa 1953-kii. Ajnabiga…

Maxaa Horyaala Eng. Yariisow Warbaxin ?

PenDrIbrahim On Jan 25, 2018 – The BanadirObservatory- Siyaasi Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Yariisoow ma aha nin ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxana uu muddo la soo shaqaynayey dawladihii kala danbeeyey ee soomaray Soomaaliya isagoo soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid ahaayeen kuwo wasiirnimo oo dhawr ah. Sidoo kale, MudaneYariisoow…

Fiirso qarashka ku baxay safarkii Madaxweyne Farmaajo

    Boobka lagu hayo hantida Qaranka. Fiirso qarashka ku baxay safarkii Madaxweyne Farmaajo READ MORE: AFRICORRUPTION  January 24, 2018 News -Warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo uu ku saxiixan yahay Agaasime ku xigeenka Cabdirsaq Shoolle ayaa lagu soo bandhigay qarashkii ku baxay safarkii Madaxweyne Farmaajo uu ku maray gobolada dalka, gaar ahaan Puntland…

Afar Arin oo Halis Ku ah Somalia

UK’s Soma Oil & Gas faces Somalia payments probe – Newsnight Yaa Iska Leh Shirkadda Soma Oil And Gas iyo Madax Sare oo ay Lugaha la gashay.  Su’aalo iyo walaac ka dhashey xidhiidhka khayre iyo Uhuru Kenyatta Shirqoolkii shirkadda shidaalka ee Conoco iyo Maxamed Siyaad maxaa kala qabsaday?   Madaxda Dawladdaan Maxay Beenta iyo Maarin-Habinta…

GEFKA GUDDOONKA BARLAMAANKA

GEFKA GUDDOONKA BARLAMAANKA The Banadir Observatory Jan 22, 2018-Guddoomiye Jawaari wuxuu soo hugtay labadiisa ku-xigeen isagoo ka dhiganaayaI IMPERMEABILE oo ah kan roobka laga hugto asagoo ula jeeda in haddii wax khaldamaan aan kaligiis la eedeyn balse ay ku xigeenadiisa la wadaagaan. Jawaari waa nin soo bartay qaynuunka, waxaana laga filaayay inuu ka fogaado wax…

Billow illaa dhammaad: Heerarka uu soo maray khilaafka Thaabit iyo dowladda Federaalka

January 22, 2018 – Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho. 3dii bil ee ugu horreysay waxaa aad u fiicnaa xiriirka guddoomiye Thabit iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre,…

Maqaal: Waa maxay dowlad-wanaag?

PenDrIbrahim Maqaal: Waa maxay dowlad-wanaag? January  21, 2017 – Think Tank Initiative – Macnaha Ereyga dowlad (Government) ma aha mid dunida ku cusub, waana mid soo jiray tan iyo intii dunida la uumay, hase ahaatee waxuu ahaa mid mar walba la jaanqaada isbeddellada bulshooyinka, waxuuna qaadanayay hadba magaca iyo aragtiga ku xooga badan bulshooyinka goortaas…

Somalia president names new Mogadishu mayor, ousts Thabit Abdi

Somali president sacks Mogadishu mayor, names replacement KAMPALA (January 21, 2018) – Somali President Mohamed Abdullahi sacked the mayor of the capital Mogadishu and appointed his information minister to replace him on Sunday. The president, in a decree, named Abdirahman Omar Osman as the new mayor, replacing Taabit Abdi Mohamed. The president’s office did not…

Maqaamka caasimadda, khilaafka isaga iyo Ra’iisul wasaaraha, calaamadda gaduudan…

Maqaamka caasimadda, khilaafka isaga iyo Ra’iisul wasaaraha, calaamadda gaduudan… The Banadir Observatory – Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa iftiimiyay dhowr waxyaabood oo shaki laga qabay maalmihii lasoo dhaafay, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Horn Cable. Taabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa noqday mid ka mid ah hogaamiyaasha loogu jecel yahay Somalia…

Aqriso qodobada muhiimka ah ee warbixinta xisaab xirka miisaaniyad danadeedka 2016-ka

Aqriso qodobada muhiimka ah ee warbixinta xisaab xirka miisaaniyad danadeedka 2016-ka Culture of corruption – November 25, 2017 – Guddiga maaliyadda ee golaha shacabka ayaa soo saaray warbixintooda ku aadan xisaab xirka miisaaniyad sanadeedka 2016-ka, iyada oo soo bandhigay in ay kala duwan yihiin, lacagaha ay dowladda federaalka ah fileysay ama ku talagashay iyo waxa rasmiga ah…

Muqdisho inay maqaam siyaasadeed hesho dalka iyo dadka ayay dan ugu jirtaa

Muqdisho inay maqaam siyaasadeed hesho dalka iyo dadka ayay dan ugu jirtaa November 20, 2017 – Tan iyo markii ay Soomaaliya xornimadeeda ka qaadatay Dowladihii gumeysiga ee Talyaaniga iyo Ingiriiska lixdameedyadii, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay noqotay Awoodda Siyaasadeed ee wadanka iyadoo ay arrintaas u fududeysay Dhaqaalaha ay leedahay iyo Juqaraafi ahaan, waana arrin aan wax loo…

Canshuur kordhinta reer Muqdisho iyo inaad hor istaagto 10% gobolka Banaadir, Beyloow isma qabato. «Carthago delenda est»

    Canshuur kordhinta reer Muqdisho iyo inaad hor istaagto 10% gobolka Banaadir, Beyloow isma qabato November 7, 2017 – Dood xoogan ayaa ka taagan canshuur kordhin markii labaad lagu sameeyay ganacsatada wax soo dajisa ee reer Muqdisho, arintaan waxaa sameeyay wasiir maaliyadda ee Somalia C/raxmaan Beyle Ducaale, waa markii labaad ee lacag kordhin lagu sameeyo tan…

SOMALIA : TALO CIIRTAY IYO TACADDI QARAN.

Waddanka Somaaliya waa dal hodon ah, dadka Soomaalidana waa dad gobannimada iyo qarannimada jecel. Laakiin waxaa markasta soo mara Xukuumado jilicsan oo misna musuqmaasuq ehel u ah. Hase yeeshee weli taariikhda nama soo marin maamul lamida dowladda FARMAAJO lakala garan la`yahay cidda iska leh go`aanka kama dambeystaa. Wareegtooyin iska soo horjeeda iyo warbixinno aan is…

MogadishuCity

MogadishuCity: Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacabkii muslimiinta ahaa ee cadawga sida wuxuushinmada ah ugu laayay Isgoyska Soobe, oo ahaa fal argag badan kana fog diinteena suuban iyo damiirka bini aadanimada, Waxaan Ilahay ugu baryayaa in Ehalada iyo Qaraabada ay samaysay oo an la qeybsanayno xanuunka iyo murugada Samir iyo iimaan siiyo ka…

Xog cusub oo laga bixiyey qorshaha lagu daabacaayo lacagta cusub ee Somalia

Xog cusub oo laga bixiyey qorshaha lagu daabacaayo lacagta cusub ee Somalia October 6, 2017 Muqdisho (The Banadir Observatory) – Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Somalia C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay qorshaha ay Dowladda ka damacsan tahay daabacada lacagta cusub. Wasiirka ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay baahi u qabto daabacada lacago cusub, waxa…

SOMALILAND: Innaga mana Quseeyo Sharciga Isgaarsiinta ee lagu saxiixay Muqdisho

SOMALILAND: Innaga mana Quseeyo Sharciga Isgaarsiinta ee lagu saxiixay Muqdisho Hargeya (PP) ─ Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliland, Mustaf Faarax Abraar, ayaa sheegay in xeerka cusub ee Madaxweyne Farmaajo uu dhawaan saxiixay uusan quseyn maamulkooda. Wasiir Abraar oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa xusay in xeerkan uusan ka shaqeyn doonin deegaanadooda, uuna jiro…

Xog La Kashify: Kaalinta oo AFTURUMBO Ku Lahaay Afgambigi Cali C/llaahi Cosoble

IGU SAWIR. NEWS: Warar kala duwan ayaa ka soo baxay kaalintii ay dowladda Soomaaliya ku lahayd xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxweynihii maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble. Waxaa farta lagu fiiqay xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo la yiri gacan weyn bu ku lahaa ololihii keenay in xilka laga qaado Cali C/llaahi Cosoble, waxaana marar badan lagu…

Xiisada Galmudug “Garnaqsi Siyaasadeed Mise Gaagixin Maamul?!”

Xiisada Galmudug “Garnaqsi Siyaasadeed Mise Gaagixin Maamul?!” September 27, 2017 The Banadir Observatory – Inkastoo aysan ugub u ahayn dadka Galmudug iyo Somalida kale khilaaf siyaasadeed oo ka dhex aloosmay golayaasha dowlad-goboleedka mudada labada sano ka yar yeeshay labo madaxweyne, hadana qadiyaddan ayaa ka duwan marka loo eego khilaafkii u dhaxeeya hogaanka federaalka iyo madaxweyne Xaaf….

METELAYAASHA Galmudug maqanayaal maran! (Faallo Xasaasi ah)

METELAYAASHA Galmudug maqanayaal maran! (Faallo Xasaasi ah) September 27, 2017 The BanadirObservatory – Maalintii caleemosaarka Xaaf, ayaan qoray qoraallo ku wajahnaa qaar ka mid ah xildhibaannada iyo senotarrada laga soo doortay degaanka iyo maamulka Galmudug, ee ku metela labada aqal. Dhawr mar ayaan ku soo laablaabtay aragtitebintaa, oo aan filayey, in ay saddax maalin soocotay, anoo…

SIR CULUS: Waa maxay sababta maamulada hawiye ay dowlada xooga u saarto in ay burburiso

Cosoble “Dowladda Federaalka Waxay Dumineysaa Maamul Goboleedyada” September 27, 2017 Muqdisho (The BanadirObservatory) – Iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisadda Galmudug isla markaasna ay xildhibaano gaarayo 17 Xildhibaan ay ku dhawaaqeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa arrintaas ka hadlay siyaasiyiin badan oo uu ugu dambeeyo madaxweynahii Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii…

Fadeexad iyo Musuq-maasuq hor leh oo ka taagan Wasaaradda Maaliyadda.

Fadeexad iyo Musuq-maasuq hor leh oo ka taagan Wasaaradda Maaliyadda. Muqdisho -September 13, 2017  (The Banadir Observatory) – Fadeexadda iyo musuq-maasuq hor leh ayaa ka socda Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay ku kacayeen shaqsiyaad ay xigto yihiin Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdirixmaan Ducaale Beyle, waxana xog hor leh oo heleyno…

Ganacsatada ku mideysan Rugta Ganacsiga oo kulan xasaasi ah ka yeeshay go’aankii wasiirka

Ganacsatada ku mideysan Rugta Ganacsiga oo kulan xasaasi ah ka yeeshay go’aankii wasiirka August 29, 2017 The Banaadiriga Observatory – Waxaa Xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Magaalada Muqdisho kulan balaaran isugu yimid Qaybaha kala duwan ee Ganacstada Soomaaliyeed waxaana Kulankaas looga hadlayey ama si weyn loogu lafa gurey Wareegtadii Wasiirka Ganacsiga Dhawaan uu soo saarey…

Akhriso: Wasaarada Ganacsiga oo baab’isay rugta ganacsiga Soomaaliyeed

Akhriso: Wasaarada Ganacsiga oo baab’isay rugta ganacsiga Soomaaliyeed August 28, 2017 – Muqdisho (Union Pro-Somali Associations Online) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Somaliya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay lagu sheegay in la baabi’iyay jiritaaka Rugta Ganacsiga Somaliyed, sida lagu sheegay Qoraalka Wasaaradda ka soo baxay. Qoraalkaan ayaa waxaa soo saaray Wasiirka Wasaaradda…

Miisaaniyadda 2017: Caddeyn muujineyso inuu Sharma’arke ka dhaqaale fiicnaa Kheyre

August 7, 2017 The BanadirObservatory  – Guddiga Maaliyadda ee golaha shacabka ayaa soo bandhigay warbixinta ku noqoshada odoroska Miisaaniyada Qaranka 2017, qodobo muhiim ah ayaa wax ka badan lagu sameeyay, arrimaha cusub waxaa ka mid ah: in la tixgeliyo mudnaanta kala horeynta kharash bixinta, Ciidamada iyo Xildhibaannada oo gunnadooda kor loo qaadey, lacag loo dhigay mashaariicda hor…

Muqdisho Murugo Joogto ah iyo Meyd Gaadhi-gacan Saaran

Muqdisho Murugo Joogto ah iyo Meyd Gaadhi-gacan Saaran The Banaadir Observatory    Sunday, August 6th, 2017 | Maalmo kolkii ay uga hadhsanaayeen dhicitaankii dawladdii dhexe ee Soomaaliyeed 1990kii waxaa soo baxday hees tawaawac ah oo ay ku luuqeynayeen hobolada waaberi oo uu dhextaal u ahaa kana dhex muuqday abaawaankii Soomaaliyeed Cabdullaahi Qarshe (AUN). Heestaasi waxay kamid…

MAQAAL: DOWLAD-GOBOLEDYADI OO DALKI IIBIYAY

MAQAAL: DOWLAD-GOBOLEDYADI OO DALKI IIBIYAY BanadirObservatory – Somaliya ma waxay leedahay hal dowlad oo dalka oo dhan ka talisa mase dowlado kale ayaa jira? Dowlad Goboleedyada dalka ka jira waa kuwo xur u ah dhulka ay ka taliyaan cidii ay doonaana ka kireeyaan ama ka iibiyaan, waxaana arrintaan xaqiijiyay C/weli Gaas, Axmad Madooeb iyo Shariif…

MAQAAL XIISO LEH: WAXAAN KU DHAX JIRNAA FUUSTO SHIDAAL AH OO HOLCEEYSO

MAQAAL XIISO LEH: WAXAAN KU DHAX JIRNAA FUUSTO SHIDAAL AH OO HOLCEEYSO The BanadirObservatory – Araar: Ha u qaadan in aan cid gaar ah u dan leeyahay,waa qoraalo aan soo xigtay si dhalin yarada somaaliyeed ee cumrigoodii lala qeeybsaday, mustaqbalkoodiina la dilay, iyadoo meel kale farta loogu fiiqayo, ay u arkaan wixii ajaanibtu naga qortay madaxdeenuna…

Sedbursiga iyo saami qaybsiga Soomaaliya.

Sedbursiga iyo saami qaybsiga Soomaaliya: Ogow xaqiiqda cidda qaadata lacagta ugu badan July 7, 2017 – EthicsPoliticsEconomics – Hubaal waxaa ah markaad in badan oo bulshada ka mid ah, weliba dadka xog ogaalka ah, marka aad kala hadasho arrimaha sinnaan la’aanta iyo sedbursiga ka jira dalkeena inay markiiba dood indho la’ kaala hor imanayaan. Waxaan hayaa xog…

Wasiir Yariisow oo aflagaadeeyey dadka raadinaya xuquuqda Muqdisho + Jawaabta The Banadir Observatory

Yariisow oo aflagaadeeyey dadka raadinaya xuquuqda Muqdisho + Jawaabta The Banadir Observatory June 20, 2017 – The Banadir Observatory – Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan oo loo yaqaan Yariisow ayaa sheegay in dadka deggan magaalada Muqdisho aysan xaq u lahayn inay raadiyaan xuquuqda iyo mataalaadda siyaasadeed ee ka maqan gobolka Banaadir. Qoraal yaab leh oo uu…

Shariif Xasan oo dekadda Baraawe ku wareejinaya Imaaraadka + Sawirro

Xog cusub: Shariif Xasan oo dekadda Baraawe ku wareejinaya Imaaraadka + Sawirro Barawa city – June 11, 2017 – (Toosinta Federaalka & Dastuurka) – Hogaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa weli ku sugan magaalada Abu Dabai ee xarunta dalka Imaaraadka Carabta. Hogaamiyaha ayaa halkaa kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Shirkadda DP World oo…

Maxa kala haysta wasiir Bayle iyo casnshuurta gobolka Baanadir «Carthago delenda est» miyaa!

Maxa kala haysta wasiir Bayle iyo casnshuurta gobolka Baanadir Siyaasadda Wasiir Bayle ee «Carthago delenda est» NB: Six Things to Know About Somalia’s Economy Dhaqaalaha DF oo sii kordhaya iyo Beyle oo shaaca ka qaaday tiradii ugu dambeysay 3 July 2017 -Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda,…

Faallo xasaasi ah: Hub ka dhigis, mise hub xakamayn?!

June 6, 2017 – The Banadir Observatory – HUB KA DHIGIS eray mar laab qabowsi ah, haddii LILLAAHI lagu laro, marna ligan ah, haddii laqdabo lagu labo, luq horana kicinaya. Mar kale, HUB waa qatar, dhib iyo dhimaal. Cabsi, cadaadin iyo cabburin. HUB waa cudud iyo colnimo lagu ka la cid iyo ciid galo ama baxo. HUB…

Taariikhda Gobalka Banaadir ee HUB Ka dhigista

HUB ka dhigista ‘HADAL iyo HOO’ ha laga hormarsho! Monday 05 June 2017 The Banadir Observatory — Xilliyadii Siyaad Barre xukunkiisu jiray, weliba markii uu ugu awoodda badnaa, ayaa la soo qabqabtay dhawr lagu tuhmayay xagjirnimo. 10 ka mid ah baa tiirka la geeyay oo la toogatay, maalintii ku xigtay ayaa la yiri; “Qaar baa harsan weli oo…

Yaa diidan nidaamka?, Siyaasiyiinta mise shacabka?

Yaa diidan nidaamka?, Siyaasiyiinta mise shacabka? May 26, 2017 The Banadir Observatory – Tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee Soomaliyeed amaba kudhawaad 27 sano dadka Soomaaliyeed waxay noqdeen kuwo hoy unoqday dhibaatooyin badan oo ay sababeen dagaalladii sookeeye , inkastoo ay ahaayeen dagaalo kusaleysan aragti gaabni aan meel dheer waxba laga eegin , haddana cawaaqib…

GEEDISOCODKA FEDERAALEYNTA SOOMAALIYA – (KHEIR MASE KHASAARE)

GEEDISOCODKA FEDERAALEYNTA SOOMAALIYA – (KHEIR MASE KHASAARE) Posted by africorruption ⋅ April 25, 2017 Toosinta Federaalka & Dastuurka – Avanti: April 25, 2016 – Soomaaliya, dalka geeska Afrika ku yaalla oo Ilaahey ku manneystay xeebta Afrika ugu dheer, webiyo, beero, buuro, xoolo, iyo kheyraad kale oo dabiica ah oo dhulka hoostiisa ku jira, ayaa waxay…

The origin of the Ajuran and their defeat by Baadicadde and Gaaljecel

The origin of the Aguran. “There formerly lived in the country six men born from two different women: three from one mother and three from one mother and all from one single father. Their father was called Hawiyya. Gambélla Hawiyya and Gurgate Hawayya and Guggundabe Hawiyya are [sons] of one single mother. Háskulla Hawiyya and…

Muqdisho way xaqiran tahay waxayna rabtaa in loo istaago.

Muqdisho way xaqiran tahay waxayna rabtaa in loo istaago. Apr 5, 2017 – Marxalada maanta Muqdisho ku sugantahay ma ahan mid loo sii dul qaadan karo, Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho ee sida aadka ah u jecel Soomaalinimada iyo qarannimada ummaddan waxaa loo hagraday si hagarla,aaneed. Shacabka Muqdisho waxaa laga galay xaqdaradii ugu wayn abid…

Howsha ugu muhiimsan ee Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

Howsha ugu muhiimsan ee Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Waxyaabaha laga doonayo inuu ku dhaqaaqo Toosinta Federaalka Dastuurka – Waa maxay howsha aan ka filayo in uu qabto Guddoomiye Taabid Cabdi Maxamed In uu badelo Guddoomiyayaasha degmooyinka miyaa? Maya. In uu maqaamka Xamar kala hadlo Wasiirka Dastuurka iyo Dr. Cabdi Weli Gaas miyaa? Maya. In uu…

AKHRISO:- Gobalka kaliya ee lagu dulmay Federaalka Soomaaliya

AKHRISO:- Gobalka kaliya ee lagu dulmay Federaalka Soomaaliya May 19, 2017 – Toosinta Federaalka Dastuurka – Dowlada Faderalka Somaliya ma matasha dalka Somalia oo dhan? Maxayse Masu’uliyiinta Somaliyeed isu dhexdhigayaan Matalaada Gobalka Banaadir iyo Maqaamka Casimada Somaliyeed? Dowlada federalka waxay u dhaqantaa sidii mamul­gobaleed oo go’aanada ka soo baxo waxay ka hirgalaan Gobalka Banaadir kaliya Gobaladda kalena waxy leeyihiin…

MUQDISHO WEEY DULMANTAHAY WAXAA LAGU DULMAY Federaalka & Dastuurka IYADUNA ISMA OGA CIDINA UMA OGA!

MUQDISHO WEEY DULMANTAHAY IYADUNA ISMA OGA CIDINA UMA OGA! February 17, 2017 Somalia Observatory Maxaa xuubka caarada na badey xaqana noo diidey? Ma xooleynu nahay, maa dulmiga laga xajiimoodaa? ,Xaqiyo baadil kee baa xurmo leh waa xujiyo yaabe?!!! (Somalia Observatory). HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha…